Masjidka kuyaala Amestardam oo Aadaanka u adeegsanaya Astaan Nabadeed

Masjid ku yaalla magaalada Amesterdam ee dalka Holland ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee fasax in aadaanka laga yeeriyo codbaahiyaha ku xiran minaaradaha, sida laga soo xigtay DutchNews. ‘Waxaan rabnaa inaan caadi ka dhigno dhaqanka Islaamka iyo nolosha Muslimiinta,” ayuu yiri Imam Yasir al-Forkani. “Dadku markay maqlaan ‘Allahu Akbar’ waxay la xiriiriyaan argagaxiso iyo ficil … Continue reading Masjidka kuyaala Amestardam oo Aadaanka u adeegsanaya Astaan Nabadeed